Axmed Siciid Cige oo Idaacada BBC-da Uga Waramay Taariikh Nololeedii Mulkiilihii Maansoor Hutels Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi
March 26, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ruugcadaa Saxaafadeed Axmed Siciid Cige oo Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga uga waramay taariikh nololeed Mulkiilihii Maansoor Hutels Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo Haydrabad Hindiya ku geeriyooday