Kooxda TPLF Oo Ogolaatay Xabbad-joojin Ay Shalay Ku Dhawaaqday Dawladda Itoobiya.
March 26, 2022 - Written by admin
Mekkela(Berberatoday.com)-Tigraygu Waxay soo dhaweeyeen xabad joojinta ay shalay ku Dhawaaqday dawladda Itoobiya oo markii hore ahayd hal dhinac.

Kooxda TPLF ayaa shaacisay in ay dhankeeda aqbashay xabad joojinta ay dawladdu shaacisay ee dagaalka sanad iyo badhka ka socda waqooyiga Itoobiya.