Roob Ka Da,ay Magaalada Oog Oo Khasaare Soo Gaadhsiiyay Xarumo Dawladeed Iyo Goobo Caafimaad.
March 26, 2022 - Written by admin
Oog(Berberatoday.com)-Roob xoogan oo ka da,ay deegaanka oog ee gobolka sool ayaa khasaare soo gaadhsiiyay xarumo dawladeed iyo goobo caafimaad oo uu dumiyay rooban ayaa lahaa dabayl
Maamulka degmada Oog ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha roobkan