Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Saxeexday Hirgalinta Heshiiska Xogta Caafimaadka
March 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliand iyo dawlada Taiwan ayaa kala sexeexday heshiish iskaashiga dhinaca xogta caafimaadka kaasi oo ay Taiwan ka caawin doonto Somaliland