Wasiir Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Ka Hadlay Pagekii Wasaarada Oo Hawada Laga Saaray Iyo Budhcad Weerar Kusoo Qaaday!
March 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi suufi ayaa ka hadlay pagekii wasaarada oo hawada laga saaray iyo budhcad internetka oo weerar ku haysay baraha dawlada.
