Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Inaanu Weynayn Xuska Mujaahidiinta SNM
March 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID Muj. Ibraahim Cabdi Xuseen oo ku hadlayey afka Xisiga, ayaa maanta ka soo qayb-galay munaasibad ballaadhan loo sameeyey 41-guurada Xuska maalinta Shuhadada SNM oo Hargeysa ku qabsoontay.