Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Sameeyay Olole Iyo Guryo Wadooyinka Soo Galay Oo La Dumiyay.
April 1, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayar mooge ayaa saaka sameeyay olole balaadhan kaasi oo dhagxaanta lagaga ururinayo wadooyinka iyagoo dhanka kale ay dumiyeen guryo soo galay wadooyinka
Dhanka kale maayarka caasimada hargaysa ayaa fariin udiray shacabka iyo cidkasta oo dhex degan waddo.