Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Lagu Eedeyay Inuu Dilay Xaaskiisii Oo Uurlahayd
April 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland waxaa ay gacanta ku dhigeen Ninkii Shalay Hargeysa ku dilay Xaaskiisa Oo uur lahayd shan caruur ah u dhashay.

Berberatoday.com