Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dadaalada Loogu Jiro Bakhtiinta Dab Ka Kacay Suuqa Waaheen Oo Wali Socda!
April 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dabka ka kacay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa ayaa ilaa hada lala tacaalayaa sidii loo dabmin lahaa dabkaasi oo galaaftay hanta tiro badan wali kusii faafaya qaybo kale oo suuqa ah.
