Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Dabkii Ka Kacay Suuqa Waaheen Iyo Ujeedada Wafti Ay Usoo Dirayso! “
April 4, 2022 - Written by admin
“Qaramada Midoobay Waxa aAy Si Qoto Dheer leh Uga Tiiraanyootay Warka Ku Saabsan Dabkii ka kacay suuqa Magaalada Hargeysa, Oo Saamayn xooggan ku Yeeshay Nolosha Dadka”QM

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ayaa sheegay in ay ka murugaysan yihiin dabka galaaftay suuqii Ugu waynaa Somaliland ee Waaheen, waxayna sheegeen in ay ka qayb qaadanayaan dadaalada wax lagaga qabanayo Masiibada.