“Runtii Markii Aan Arkay Suuqii Hargaysa Oo Gubanaya, Dareenkay Waan Soo Koobi Kari Waayay Habeenkiina Maan Seexan”Gabadh la Ilmaysa Sida Uu U Eekaaday Suuqii Waaheen. “
April 4, 2022 - Written by admin
“Shacabka Reer Hargaysa Waxaan Leeyahay Aan Isku Tashano, Hadii Hal Helicobter ah Yeelan Lahayn Suuqii Waaheen Maanta Sidaa Umuu Gubteen”Gabadh ka socotay jaamacada camuud.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Midka kamid ah Gabdhaha dhigta jaamacada Camuud Ee gobolka awdal oo kamid ah ahayd ardaydii gurmada dabkii ka kacay suuqa waaheen utimid magaalada hargaysa ayaa siqiiro leh uga hadashay masiibada ka dhacday suuqa waaheen oo ay ku tilmaamtay in uu u eekaaday magaalooyinkii dalka jaban ee lagu dhuftay nucleerka isagoo shacabka reer Somaliland ugu baaqday in ay isku tashadaan.