berberatoday.com
Xaafada State House Oo Aan Lahayn Wax Wadooyin laga Gali Karo Iyo Qaylo Dhaanta Dadwaynaha Degan Oo Ka Cabsi Qabo Wixii Ka Dhacay Suuqa Waaheen,
April 5, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaafada state house Ee magaalada Hargaysa Oo kamid ah xaafadaha ay degan yihiin dadkii kazoo guryo noqday xeryihii qaxoontiga ee dalka itoobiya islmarkaana ay degan yihiin kumanaan qoys oo danyar ah ayaan gabi ahaanba lahayn wax wado ah oo gaadiidku ka gali karaan  xaafadan taasi oo  halis ugu jirta dab ka kaca taasi oo aan lahayn meel looga gurman karo.

 

Qaarkamid ah Dadwaynaha ku dhaqan xaafada state house ayaa qaylo dhaan udiray maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa iyo xukuumada iyagoo ka dalbaday in deg deg wax looga qabto xaafadan oo hadii dab ka kaco halis ugu jira dad iyo duunyabo in ay shufbeelaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews