Maxkamada Gobolka Maroodijex Oo Xukun Ku Riday Shan Eedaysane Oo Lagu Helay dabiga ka Ganacsiga Duur-joogta.
April 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa xukuno ku riday shan eedaysane oo lagu haystay ka ganacsiga duur joogta iyadoo lagu soo qabtay duur joog ay xiligaa gacanta ku hayeen.

