Gudida Ganacsatada Iyo Culimada Ee Suuqa Waaheen Oo War Kasoo Saaray Sida Loo Ururinayo Qaadhaan!
April 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida ganacsatada iyo culimada ee suuqa waaheen ayaa ka war kasoo saaray qaabka loo kala xadeeyay hawlaha loogu gurmanayo suuqa waaheen iyo sida dhaqaalaha ay ukala qabanayaan gudida xukuumada iyo gudidan ganacsatadu.