Al-shabaab Oo Weerar Khasaare Geystay Ku Qaaday Saldhiga Ciidamada Itoobiya ku Leeyihiin Degmada Buurhakaba!
April 8, 2022 - Written by admin
Buurhaba(Berberatoday.com)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin degmada buurhakaba ee gobolka Baay.
