“Waxa Jira Dad Aan Wanaagsanayn Oo Dhibaatada Ina Haysata Aan Arkayn Oo Wax Walba Siyaasadaynaya, Waxan Leeyahay Kuwaas Waar Waa Bil Ramadaane Ka Daaya”Mayar Cabdikariin Axmed Mooge Oo Ujawaabay Xisbiyada Mucaraadka”Daawo Muuqaal
April 8, 2022 - Written by admin
“Waa Bil Ramadaan Maalmo Adagna Waynu Kujirnaa Oo Dhibaato Weyn Ayaa Ino Soo Gaadhay. Waxase Jira Dad Aan Wanaagsanayn Oo Dhibaatada Ina Haysata Aan Arkayn Oo Wax Walba Siyaasadaynaya”Mayar Cabdikariin Axmed Mooge Oo Ujawaabay Xisbiyada Mucaraadka”Daawo Muuqaal