Midowga Afrika Oo Ku Gacan Saydhay In Dalka Laga Eryo Wakiilkooda Soomaaliya Francisco Madeira.
April 10, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac weyn ka muujiyay War-Saxaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kaasoo ku aadanaa eryida Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira.
