Siyaasiyiinta Urur Siyaasadeedka Miisaanka Oo Hadlay Gubashadii Suuqa Waaheen, Fashilka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Damaca Somaliya!
April 11, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta iyo haldoorka urur siyaasadeed miisaanka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay gubashadii suuqa waaheen, muranka ka taagan cida leh masuuliyada dib udhiska suuqa waaheen, fashilka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta.
