berberatoday.com
“Marna Odhan Maayo Berbera Way Sed-Bursatay Balse Waxaan Leeyahay Degmooyinka kale Wixii…”Xildhibaan Qaasim Saleebaan
April 12, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Sool ayaa yidhi

“BERBERA & XEERARKA MURANKA DHALIYEY:

Xildhibaanimadda Waxaan ku Metelaa 6-da Gobol & Dhamaan Degmooyinka S/land oo Berbera ka Midka tahay; Marna Ma Dhacayso in Degmo, Laba ama Sadex si Gooni ah Indhahayagu u Qabtaan.

Shaki kuma jiro in Berbera tahay Hooyadda Somaliland; Hooyana waa tii Mar walba Xurmo Mudan. Marna Odhan maayo Berbera way Sed-Bursatay Balse Waxaan leeyahay Degmooyinka kale Wixii ka Maqan Aynu la Doono.

Igaba Dhan”

Waxa Qoray Xildhibaan Golaha wakiilada Katirsan Qaasim Saleebaan Oo Laga Soo Doortay Gobolka Sool Kana Sharaxnaa Xisbiga Wadani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews