berberatoday.com
Guri Dab Ku Qabsaday Xaafada State House Iyo Qaabkii Looga Badbaadiyay Guryihii Kale Dabka
April 13, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dab ka kacay Guri ku yaala xaafadda state houseka ee magaalada hargaysa taasi oo ay degan yihiin dad danyar ah oo isku raratan Cidhiidhiga ah ee Hargeysa.

Ciidamada dabdamiska Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa markiiba soo gaadhay goobtan lana tacaalaya bakhtiinta dabkaasi.

Xaafaddan ayaa dhawr jeer oo hore sidan oo kale dab uga kacay, Islamarkaana dirqi lagu bakhtiiyay. Waana meel cidhiidhi ah oo aan lahayn meel ay gaadiidka dabdamiskuka galaan.

Xaafaddan State House-ku waxay ku taalaa halkii hore loo odhan jiray Shacabka waxaanay ku dhawdahay Xafiisyada Dawladda. Sidoo kale waxay dhabarka ku haysaa Guriga Gaarka ah Madaxweyne Biixi ka degan yahay magaalada Hargeysa.

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews