Maxkamad ku taala Magaalada London Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Nin Asalkiisu Yahay Soomaali Oo Dilay Xildhibaan Ingiriis Ah.
April 13, 2022 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Maxkamad kutaala Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Xarbi Cali oo asalkiisu yahay Soomaali, kaas oo lagu helay inuu dilay xildhibaan katirsanaa barlamaanka Ingiriiska oo lagu magacaabo Sir David Amess.
