Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Nayroobi Kulan Kula Qaatay Beesha Caalamka Iyo Ujeedada Kulankooda,
April 13, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada Somaliland oo safar ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la qaatay qaramada midoobay. Midowg yurub iyo haayado caalami ah

