Dhagaysiga Dacwada Madaxwaynihii Hore Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Dib Loo Dhigay Iyo Sobobta!
April 14, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dhagaysiga dacwadda Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib loo dhigay kadib markii tarjumaankiisu uu maxkamadda iman waayay.
Dhagaysiga dacwadda Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib loo dhigay kadib markii tarjumaankiisu uu maxkamadda iman waayay.
Maxkamadda Sare ee dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Amartay in lasoo xidho cabdillaahi Raabi oo ah wariye ka tirsanaan jirey warbaahinta dawladda Ethiopia ayaa sidoo kale ahaa Tarjumaanka Maxkamadaynta Cabdi Maxamud Cumar.