Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay. H
April 14, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka suxuiyiinta Somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga wariyayaal tiro badan oo xukuumadu galabta xidh xidhay xili ay ku gudo jireen shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa.
Dhanka kale xisbiga wadani ayaa isna canbaareeyay xadhiga suxufiyiinta isagoo sheegay in ay tahay xadgudub.
Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka arimaha guduhu hanjabaad culus udiray warbaahinta madaxbanaan isagoo sheegay in ay yihiin kuwo waxwalba baahiyay.