Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Galay
April 16, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masaajidka cali mataan ee magaalada hargaysa ayaa lagu soo gabo gabeeyay tartanka quraanka ee sodonka jis kaasi oo ay ka qaybgaleen ardayday ka kala socotay gobolada dalka.

