berberatoday.com
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Magaalada Nayroobi Kaga Qaybgalay Shir Dhaqaale Loogu Ururinayo Dadkii Ku Caydhoobay Suuqa Waaheen.
April 18, 2022 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa caasimada dalka kenya e nairobi kaga qaybgalay shir dhaqaale ganacsatada somaliyeed ugu ururinayeen dadkii ku caydhoobay suuqa waaheen oo gabi ahaanba gubtay

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa shirkan ka jeediyay khudbad uu kaga warbixiyay gubashadii suuqa waaheen iyo waxa ay shacabka reer somaliland ka filayaan ganacsatada dalka kenya in ay kaga qayb qaataan gurmadka loogu jiro taakulaynta dadkii ku caydhoobay waaheen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews