berberatoday.com
“Waxaa biyo kama dhibcaan ah siyaasigu hadduu dafiro bud-dhigiisa siyaasadeed, inaanu isna kob-caleenle ka soo dur-durin” Waxa Qoray Kayd Cabdillahi Xandule
April 20, 2022 - Written by admin
“Waxaa biyo kama dhibcaan ah siyaasigu hadduu dafiro bud-dhigiisa siyaasadeed, inaanu isna kob-caleenle ka soo dur-durin” Waxa Qoray Kayd Cabdillahi Xandule Halyey Hormuud
Waxaynu ka war hayaa inuu Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Craxman Maxuud Cllaahi Ciro, yahay Nin kasoo jeeda Gobolka Saaxil, sidoo kale uu ahaa Doorashadii Baarlamaanka jsland ee Sept 2005 la doortay Xubintii ugu Codka badnayd Xildhibaanadii Gobolka Saaxil ka soo baxay, taasina ay ahayd tii Sababtay inuu Muddo 12 sano ah ahaado ninka sadexaada ee Jsland ugu sareeya.
Nasiib-darose Muddadaas lama arag Craxmaan isagoo xitaa u muuqda Shaqsi ku abtirsada Gobolka Saaxil, u kuur-galka baahiyaha bulsheed ee gobolka ka jira, & isagoo Dareen Gobolnimo ku eegaya xaaladaha gobolka ka jira, imaatinkiisu marnaba u eega nin halkii xudunta u ahayd Soo booqanaya, oo nayaayir iyo farxad jeclaysanay inuu sii joogo,balse diiq baabay ku tahay iminkeedu.
Waxaaba intaas dheer, waqtiyadan dambe Dagaalada dhaqaale ee Berbera lagu soo qaaday waxaa laga soo falkinayaayey Gudaha xisbiga wadani ee uu Craxmaan Madaxda ka yahay, masuuliyiinta Xisbigaasina maba qarsadaan dagaalkooda.
Sidaa daradeed, Waxaynu ognahay inay Saaxil/ Berbera Craxmaan Si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn ugu soo dhaweeyeen Saaxada Siyaasada, balse goorma ayuu dhacay Dagaalka Craxmaan iyo Saaxil/Berbera Dhex-maray, xaguuse ka dhacay? Waa is waydiimo jawaabo u baahan.
Waxaa biyo kama dhibcaan ah siyaasigu hadduu dafiro bud-dhigiisa siyaasadeed, inaanu isna kob-caleenle ka soo dur-durin wabilaahi tawfiiq.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews