berberatoday.com
Anigoo Xanuunsanaya Ayaan Dhakhtar Burco Ah Utagay Wuxuu Iiqoray Dawada Loo Qaato Xanuunka Aids-ka. Waxa Qortay Deeqa Xasan
April 22, 2022 - Written by admin
Anigoo xanuunsanaya ayaan dhakhtar Burco ah utagay wuxuu ii qoray dawada loo qaato xanuunka Aids-ka.
Magacaygu waa Deeqa Xasan , waxaan ku noolahay maagalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, waxaa dhacday maalin dhawayd ayaan xanuunsaday waxaan damcay inaan maro baadhitaan guud, waxaan utagay mid kamid Ah dhakhaatiirta fadhiista Pharmacy-ada Burco .
Waxaan codsaday in lay mariyo baadhitaan guud
(Medical Check Up )waxaa layga qaaday dhiigyo kala duwan, waxaa laygu yidhi galabta jawaabta ukaalay si dhakhtarku u arko xanuunkaaga , galabtii Ayaan soo laabtay dhakhtarkii ayaa waxa ii qoray dawo, waxaan ula tagay waraaqda dawada Pharmacy-gii aan baadhitaanka ka maray,
Wuxuu isiiyey dawo waligay aan arkin waan ka shakiyey. dawadii waxaan ula tagay Pharmacy-xaafadayada Hodan Qaylo udhaw, inankii Pharmacyga joogay ayaan ku idhi walaal dawadan ii akhri,
Inankii wuxuu yidhi dawadan waxaa qaata dadka qaba xanuunka HIV/ AIDS, waxaan mooday inuu ka hinaasayo Pharcy-ga kale ee Aan badhitaanka ka soo maray , dawadii Google ayaan ka baadhay waaba runtii, hadana waraaqdii iyo sawirkii dawada waxaan udiray adeerkay oo degan Ingiriiska oo ah Dhakhtar wuxuu igu yidhi dawadan waxaa loo qaata xanuunka HIV/IDS
Runtii waan muraara dilaacay ileen maqaabo xanuunka AIDS-ka dib Ayaan ugu noqday Pharmacy-ga waxay igu dhaheen raali noqo dawo khaldan ayaa lagu siiyey.annigu waxaan uqaatay dawo ka socon wayday inuu iga iibiyey
Waxaan usheegayaa dadkeena inay iska hubsdaan dawooyinka la siinayo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews