Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Xilka Qaadis Iyo Isku Badel Ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaarada! H
April 22, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland Ahmed Maxamed Diriye (Toorno) ayaa xilka qaadis iyo isu bedel ku sameeyey qaarkamid ah Agaasime waaxeedyada wasaarada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
