Madaxweynihii Hore Ee Dalka Kenya Mwai Kibaki Oo Geeriyooday.
April 23, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa dhintay , sida uu shaaciyay madaxweynaha Talada Dalka Kenya Hada Haya Ee Uhuru Kenyatta.
