“Quwadaha Caalamka Waxa Ay Aqoonsan Doonaan Jamhuuriyada Somaliland”! Khabiir Aleksi Ylonen.
April 23, 2022 - Written by admin
Aleksi Ylonen oo ah qoraa Ruush ah, laakiin ku nool magaalada Charleston ee gobolka South Carolina, USA ayaa waxa uu qoray April 11 2022, maqaal uu ugu magacdaray External Power Competition in the Horn of Africa ama Quwadaha Shisheeye ee ku tartamaya Geeska Afrika.
