berberatoday.com
Dawlada Taiwan Oo Deeq Lacag Ah Ku Wareejisay Gudida Gurmadka Suuqa Waaheen.
May 1, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Taiwan ayaa deeq lacag ku wareejisay gudida taakulaynta dadkii ku caydhoobay gubashadii suuqa waaheen ee magaalada hargaysa.

Wakiilka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa gudida gurmadka suuqa waaheen ku wareejiyay lacag dhan $550000 oo kun oo dollar taasi oo ay kusoo caawiyeen Somaliland laba NGO Oo jira dalka Taiwan.

 

Waxaana munaasibadan dalka Taiwan ku wareejisay gudida gurmada suuqa waaheen goob joog ka ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Maayarka caasimada iyo masuuliyiin kale o katirsan xukuumada kuwaasi oo uga mahad celiyay deeqdan kazoo gaadhay dawlada Taiwan iyo NGOyada wadaniga ee ka hawlgala dalkaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews