Siyaasi Cabdillaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka Somaliland.
May 1, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cabdilaahi jawaan oo kamid ahaa komishankii ugu horeeyey ee somaliland ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka
Sidoo kale siyaasi jawaan ayaa ka hadlay soo kala dhexgalida madaxwaynaha ee khilaafka komishanka