Wiil Yar Oo Maydkiisa Laga Soo Saaray Biyo Fadhiisinka Biriijka Weyn Ee Hargeysa.
May 1, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil yar oo dhalinyaro ah ayaa Maydkiisa laga soo saaray biyo fadhiisinka Biriijka weyn ee Hargeysa hoostiisa. Ciidamada Booliska ayaa goobta ka qaaday Maydka, iyadoo la baadhayo sababta keentay geeridiisa.
