Dadwaynaha Degmada Ibraahim Koodbuur Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Biyo Mareen La Xidhay Oo Sababay In Daadku Dumiyo Guryo Dhisnaa”Daawo Muuqaal
May 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan degmada ibraahim koodbuur gaar ahaan xaafadaha ka dhow saldhiga koodbuur amaba jaamaacada new generation ayaa siwayn uga cawday biy mareen udhow oo dad shacab ahi xidheen oo sobobay in daadkii kaso rogmaday roobkii da,ay habeen sedexaadkii in ay khasaare culus soo gaadhsiiyeen midkamid ah guryahooga kaasi oo ay duntay qayb kamid ah.
