berberatoday.com
“Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Inankiisii Ibraahim Oo Shidaal Keenay Dalka Uu Doonayo Inuu Ka Ganacsado.Markii Loo Sheegay Wuu Noo Yeedhay Wuxuu Yidhi Ka Soo Qaada Oo Ciidanka Ugeeya Shiidaalka”Cabdilahi Darawal”Daawo Muuqaal
May 7, 2022 - Written by admin
“Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Inankiisii Ibraahim ayaa shidaal keenay dalka uu doonayo inuu ka ganacsado.markii loo sheegay wuu noo yeedhay wuxuu yidhi ka soo qaada oo ciidanka u geeya shiidaalka”
“Markii Inankii Odaal u diray Aabihi ee yidhi Odayga igala hadla wuxuu Madaxweyne Cigaal yidhi “Waar meeshan (Somaliland) anaa ka shaqeeya meesha laba Nin oo isdhalay ka wada shaqayn mayaane Inanku hashaqo tago. Cigaal lacagtan hadda ina wareerisay ee aynu raadinayno waraaqaha cadcad isaga ugama duwanayn”
“Cabdilahi Darawal oo Wasiir kasoo noqday Xukumadii Cigaal ayaa sidaa ka sheegay xuska caawa Hargeysa loogu sameeyay Marxuumka.
https://youtu.be/8FHUdxaYjlc
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews