Sheikh Berberaawi Oo Ka Hadlay Midhaha Laga Helo Joogtayta Cibaadada.
May 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh berberaawi oo kamid ah culimada magaalada hargaysa ayaa khadbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay midhaha laha helo joogtaynta cibaadada alle,