“Sida Muuqata Madaxwayne Muuse Iyo Gaboose Waxay Ka Midaysan Yihiin In Aanay Qabsoomin Doorashada Madaxtooyadu, Muddo Kordhin Aan Heshiis..”Siyaasi Cali Guray.
May 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Ku dhawaaqista urur siyaasadeedka cusub ee Dr Gaboose oo uu sheegay in ay kamid tahay qorshayaasha madaxwayne biixi uu ku doonayo in doorashada madaxtooyada dib loogu dhigo si uu uhelo mudo kordhin.
