“Siyaasada Waxaa Soo Gala Qof Doonaya In Uu Tijaar Noqdo, Meeshuna Ganacsi Maaha”Garyaqaan Guuleed Dafac.
May 8, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah dhalinyarada reer somaliland ee aqoonta uleh sharciga ayaa ka hadlay dadka xiligan somaliland siyaasada kusoo biira oo usoo gala in ay tijaar noqdaan.
