Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dawlada Xamar Oo Shaaciyay In Ay Sharci Yihiin Xildhibaanadii Lagu Soo Doortay Gobolka Gedo.
May 9, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha shacabka somaliya xildhibaan sheikh aadan madoobe ayaa goordhawayd soo saaray qoraal uu kaga hadlay khilaafkii ka taagnaa xildhibaanadii lagu soo dortay gobolka gedo ee maamul goboleedka juballand kaasi oo uu hore sharci daro ugu tilmaamay madaxwayne farmaajo.
