berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiyada Mucaaridka jsl Oo Safar ku Jooga Dalka Kenya Iyo Ujeedada Kulamo Ay La Yeesheen Beesha Caalamka!
May 9, 2022 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka USA iyo saraakiil kale oo wehelinayay.

Kulankan ayaa waxaa uu ka qabsoonay Sarova Hotel ee Nairobi.

Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda Geeska iyo tan Somaliland-ba.

Dhinaca kale, Gudoomiye Faysal.Cali Waraabe ayaa kusii jeeda dalka Maraykanka oo uu halkaasi kaga qeyb gali-doonka Xuska 18may.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews