Axmed Siciid Cige Iyo Taariikh Faneeda Abwaan Cali Sugule Oo 11 Januray 2016 Hargeysa Lagu Aasay”Dhageyso warbixin Dheer
May 10, 2022 - Written by admin
Alla ha u naxariistee abwaan cali suguulle {Dun-carbeed} wuxuu ku geeriyooday dalka imaaraadka carabta horaantii bishii january 2016 , iyadoo lagu Aasay magaalada hargeysa 11 January 2016 . Weriyahii BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa xilligaasi warbixintan ka diyaariyay taariikdii faneed ee cali sugulle isagoo si gaara uga wareystay abwaankii kale ee weynaa Saxardiid Maxamed jabiye . Dhegeysi wacan .