Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharciyan Marka Gudi Loo Saari Karo Komishanka Doorashooyinka
May 11, 2022 - Written by admin
Goorma ayaa Gudi baadhiseed loo saari karaa Gudida Doorashooyinka?Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa qoray
“Sida ku cad Qodobka 15aad ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka, waxa guddi baadhiseed madaxbanaan loo saari karaa marka la doonayo in xilka laga qaado. Waa habka keliya ee xubin ama xubno ka tirsan Gudida xilka looga qaadi karo.
