Safiirka Dalka Norway Oo Booqasho Ku Tagay Magaalo Madaxda Gobolka Sool Ee Laascaanood.
May 11, 2022 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Wafti ay hogaaminayso safiirka dalka Norway ee somaliya iyo Somaliland ayaa booqasho ku tagay magaalo madaxda Gobolka sool ee laascaanood,halkaasi oo ay kulamo kula qaadatay badhasaabka gobolka sool iyo laamaha kale ee dawlada.

