Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo dib Udhigtay Dhageysiga Dacwada 3-da Weriye Oo Maanta Loo Ballansanaa!
May 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa dib u dhigtay dhageysiga dacwada 3-da weriye ee Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indhacadde oo maanta loo ballansanaa.
Maalinta Sabtida ee todobaadka dambe ayaa dib loogu dhigay.