berberatoday.com
Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Munaasibad Sabootin Ah Uqabtay Arday Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya.
May 13, 2022 - Written by admin

Hargeysa(berberatoday.com)-Gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa habeenkii xalay magaalada hargaysa munaasibad sabootin ah ugu qabtay 185arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya.

 

Masuuliyiinta gudida tacliinta sare ayaa ardaydan kula dardaarmay in ay yihiin safiiro somaliland ah islamarkaana aan la ogolayn arday bilaa ujeedo usoo noqda oo lumiya farsadaa ay heleen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews