berberatoday.com
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Iyo Culimada Aw diin Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa,
May 13, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,culimo awdiin, xildhibaano iyo xubno kale ayaa caawa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray masaajid cusub oo laga hirgaliyay magaalada hargaysa gaar ahaan agagaarka huteelka Grand Hadi ee galbeedka magaalada hargaysa.

 

Dhismaha masaajidkan casriga ayaa waxaa hirgalisay gabadh uu dhalay ganacsade marxuum ibraahim dheere taasi oo uhibaysay hooyadeed oo loogu magacdaray masaajid Faadumo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews