berberatoday.com
“Dalka Inaad Udhimataan Sow Diyaar Uma Tihidin, Inaad Xabada Laabta Udhigtaan Saw Diyaar Uma Tihidin.Waa Inoo Maalinta Aan Siidhiga Idiin Afuufo..” Musharrax Cabdiraxmaan Ciro OO Dagaal Ku Baaqay Iyo Dhalinyaro UU Doonayo Inuu Dabka Saaro Oo Laga Qiiraysiiyay”Daawo Muuqaal
May 14, 2022 - Written by admin

Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo galabta kulan la yeeshay dhalinyarada taageerta xisbiga wadani ayaa ku wargaliyay in ay diyaar unoqdaan in ay badbaadiyaan dastuurka Somaliland iyo sidii dalka uga qabsoomin lahayd doorashada madaxtooyada ee 13nov 2022.

 

Sidoo kale musharax cirro ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay diyaar unoqdaan in udhintaan islamarkaana ay uga hortagaan xataa hadii xabad nool lagu rido maalinta uu siidhiga u afuufana diyaar ay noqdaan.

Dhanka kale musharax cirro ayaa sheegay in doorashadii 2017 aanu utanaasulin muuse biixi balse uu u tanaasulay qarannimada somailand iyo mustaqbalka dhalinyarada balse maanta aanu taasi yeelay kuna hogaamin doona waxkasta oo lagu badbaadinayo dalka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Cabdiraxmaan Ciro Oo Dagaal Iyo Xabad Dhalinyarada Ku Dhiiri Galinaya

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews