berberatoday.com
Komishineer Kaltuun Sheekh Xasan Oo Sheegtay In Lagu Cusuriyadeeyay Gobolka Gabiley Ee Ay Kasoo Jeedo Iyo Falalka Ay Lagula Kacay.
May 14, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishineer Kaltuun Sheekh Xassan oo maanta shir jaraaid ay ku qabatay magaalada hargeisa kagaga warantay arrimo badan sidoo kalena kusoo bandhigtay arrimihii keentay in iyada xubnaha gudida komishanka doorashooyinka qaranka somaliland u magacaabaan gudoomiye cusub xilkana ay kagaga qaadaan gudoomiyihii ka horeeyey oo ku kacay arrimo badan oo musuqmaasuq sida ay sheegtay, ayaa sidoo kale waxa ay daboolka ka qaaday kooxo gaar ah oo si shaqsi mudooyinkii ay shaqada komishanka wadayba kula kacayey aflagaadooyin shaqsi weerar ah kuwaas oo ku cunsuriyadeeyey Gobolka ay kasoo jeedo oo ah gobolka gabiley iyo in aaney  iyadu ku mateli karin shaqada uu madaxweynaha qaranka somaliland u magacaabay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews