berberatoday.com
Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africa (AFRICOM) Oo War Cusub Kasoo Saaray Kulammadii Ay La Yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Iyo Socdaalkoodii Berbera!
May 14, 2022 - Written by admin

Washington(Berberatoday.com)-Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africa (AFRICOM) Oo War Cusub Kasoo Saaray Kulammadii Ay La Yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Iyo Socdaalkoodii Berbera!

“Kulammadii 12-ka May aannu ku yeelanay Hargeysa iyo Berbera waxa aannu diiradda ku saarnay sida labada dhinac uga faa’iidaysan lahaayeen iskaashi sokeeye oo ay yeeshaan Somaliland iyo Maraykanku. Iskaashi wada-shaqayneed oo weyn oo dhex mara Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Ciidammada Militariga iyo Ilaalada Xeebaha Somaliland wuxu kor u qaadayaa ka midho dhalinta danaha ay ka wadaagaan dhinacyada xasilloonida gobolka iyo ilaalinta marinnada muhiimka ah ee ganacsiga.”

 

Qoraalka ka soo baxay Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) waxa lagu yidhi; “Waxaanu bogaadinaynaa doorka weyn ee Somaliland ku leedahay Gobolka, dhinacyada adkaynta nabadda, xasilloonida iyo dimuqraadiyada.

Taliska Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM waxa ka go’an inuu raadiyo helitaanka fursado badan oo qoto dheer u yeeli kara iskaashiga ay la leeyihiin Somaliland, oo ay sal u yihiin yoolalka aan wadaagno oo ay ka mid yihiin la-dagaalanka argagixisada, Budhcad-badeedka iyo ficillada tahriibinta.”

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews